WAJAALE NEWS

Bulshada Ku Ganacsata Suuqa Gobonimo Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkad Kooto Loogu Xidhayo Shaqadoodii!

HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha danyarta ah ee ku ganacsada suuqa gobonimo gaar ahaan khudaarta ee magaalada hargaysa ayaa cabasho ka muujiyay ganacsato ku soo duulay oo doonaya in kooto loogu xidhan waxyaabihii ay ka ganacsan jireen islamarkaa uu itoobiya muuskii ka keenayo ganacsade loo xidhay.

Sidoo kale waxaa ganacsatada suuqa gobonimo booqasho ugu tahay masuuliyiin ka socda xisbiga wadani oo uu horkacayo siyaasi xamse khayre oo kamid ah hogaanka xisbiga iyo masuuliyiin kale kuwaasi oo xukuumada ugu baaqay in ay hoos u eegto muwaadiniinta isagoo baaq udiray golaha wakiilada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version