WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Sheegay In Aanay Jirin Wax Su,aalo Oo la Waydiinayo Madaxwaynaha.

HARGAYSA(W,N)-Gudomiyaha golaha guurtida somailand salebaan maxamuud aadan oo furay fadhigii golaha ayaa ka hadlay khudbada madaxwaynaha Somaliland maalinta bari ka horjeedin doon laba gole

Sidoo kale gudoomiye saleebaan oo wax laga waydiiyay in madaxwaynaha xildhibaanadu waydiiin karaan su,aalo ayaa sheegay in aanay jirin wax su,aalo ah oo la waydiinay balse la dhagaysan doono khubadiisan uun.

 

Exit mobile version