WAJAALE NEWS

Xulka Gobolka Daad Madheedh OO KU Guulaystay Koobka Gobolada Jsl Iyo Madaxwayne Biixi Oo Gudoonsiiyay Koobka.

HARGAYSA(W,N)-Tartanka koobka gobolada somaliland oomudo ka socday garoonka caasimada hargaysa ayaa maanta lasoo gabogabeeyay iyadoo fanallka ay iskugu soo xadheen gobolada maroodi jeex iyo daad madheedh
waxaana koobka ku guulaystay xulka gobolka daad madheedh oo kga adkaaday 2 iyo hal.


madxawaynaha jsl ayaa ka qaybgalay xidhitaanka koobka gobolada somaliland wuxuna garoonka ku gudoonsiiyay xulka gobolada daad madheedh oo ku guulaystay koobka.

Exit mobile version