WAJAALE NEWS

Tababarihii Xulka Gobolka Sanaag Oo Iscasiley, Eedo Culus Ujeediyay Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha Ee Gobolka.

CEERIGAABO(W,N)-Tababarihii xulka gobolka sanaag Siciid west ayaa shaaciyay in uu iska casiley xilkii tababarenimo

Sidoo kale Tababaraha xulka sanaag ayaa eedo culus ujeediyay masuuliyiinta gobolka isuduwaha ciyaaraha ee gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version