GABILEY(W,N)-Wasiirka isgaadhsiinta, xubno katirsan xisbi kulmiye iyo Maamulka gobolka gabiley ayaa siwada jir ah kormeer kusoo maray goobaha ay ka bilaabtay diwaan galinta codbixiyayaasha ee deegaanada gobolka gabiley oo ay saaka ka bilaabantay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;