WAJAALE NEWS

Masuuliyiin Uu Horkacaya Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Gaadhay Gabiley Iyo Ujeedada Kulan Ay La Yeesheen Maamulka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley.

GABILEY(W,N)-Masuuliyiin xisbi xaakimka kulmiye katirsan oo u horkacayo wasiirkii hore ee maaliyada cabdicasiis samaale ayaa gaadhay magaalada gabiley oo ay kulan kula yeesheen masuuliyiinta xisbiga kulmiye ee gobolka gabiley,

Ujeedadan kulan ayaa hayd sidii bulshada gobolka gabiley loogu wacyi galin lahaa in ay isdiwaan galiyaan qaataana kaadhka codbixinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version