WAJAALE NEWS

Eng Cabdilaahi Ubax Oo Si Rasmi Ah Ushaaciyay In Uu Ka Sharaxan Yahay Xisbiga Wadani.

Eng Cabdiaahi Ubax Oo Ku Dhawaaqay In Uu Ka Sharaxan Yahay Xisbiga Mucaaridka ah Ee  Wadani Xubnaha Utartami Doona Golaha Deegaanka Ee Caasimada  Hargaysa,

HARGAYSA(W,N)-Eng Cabdilaahi Aw Cali Axmed Nuur “Cabdilaahi Ubax” Oo kamid ah Murashixiinta Golaha Degaanka Ee Caasimada Hargaysa Oo uu hore ugu dhawaaqay hankiisa  Ayaa si rasmi ah ushaaciyay in uu ka Sharaxan yahay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani xubnaha uga tartamaya golaha Deegaanka ee caasimada Hargaysa.

Eng Cabdilaahi Ubax oo kamid ah aqoonyahan reer Somaliland Ee mudada dheer kasoo shaqaynayay dawladaha hoose gaar Ahaan dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo uu kasoo Qabtay xilal kala duwan isagoo soo noqday agaasimaha dhulka Ee dawlada hoose, agaasimaha qorshaynta ee dawlada hoose Ee caasimada ayaa isagoo ku ku sugan dalka ingiriiska gaar Ahaan magaalada Bristol si rasmi ah shaaciyay xisbiga uu ka Sharaxan yahay, Xildhibaanimada golaha deegaanka

Sidoo kale Eng Cabdilaahi Bax Ayaa Taageerayaashiisa ku Wargaliyay In Uu Ka sharaxan yahay xisbiga wadani sidaa ay Ula Socdaa,Isagoo sheegay in uu dhawaan dalka iman doono.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version