“Saylac Waxaanu Unimidnay In Aanu Ka Dhisno Deked Kaluumaysi”Waftiga Jabuuti.
SAYLAC(W,N)-Wafti ka socda Dekedaha Jabuuti Iyo Aaga Ka Caagan cashuuraha Oo ay Weheliyaan Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Jabuuti iyo khuburo ka socotay Dalka Holland ayaa booqasho ku yimid Magaalada Saylac iyo ceelasha milixda ee Toqoshi ee gobolka salel.
Masuuiyiin kamid ah waftiga Ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada booqashadooda iyagoo sheegay in saylac laga dhisi doono deked kaluumaysi, biyaha magaalada ay kusoo celisana laga xidhi doono.
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;