WAJAALE NEWS

DAAWO;-Tababaraha Xulka Gobolka Daad Madheedh Oo Ka Hadlay Ciyaartii Galabta Ee Natiijadeeda Muranku Hadheeyay,

HARGAYSA(W,N)- Tababaraha xulka gobolka daad madheedh diri dhaba ayaa ka hadlay ciyaartii galabta dhexmartay xulka gobolka hawd oo uu muran ka dhashay rikoodhe laga qabtay kaasi oo xulka hawd ka biyo.

Tababaraha xulka gobolka madheedh ayaa sheegay in ay iyagu sidaa ku badiyeen marka loo eego qawaaniinta iyo shuruucda kubada cagta.

Dhanka kale qaarkamid ah ciyaartoyga gobolka daad madheedh ayaa ka hadlay aragtidooda muranka ka dhashay ciyaarta iyo guusha ay filayaan in ay ugu dhawaaqaan gudida ciyaaruhu.

HALKANKA KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version