WAJAALE NEWS

DAAWO;-Murashax Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Bulshada Waqooyiga Gobolka Gabiley Ugu Baaqay In Ay Is Diwaan Galiyaan, Una Qaybiyay Agab.

GABILEY(W.N)-Murashax Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo kamid Ah Xubnaha utartamaya golaha Wakiilada Somaliland ee gobolka maroodi jeex ee  doorashada soo socota ayaa booqasho ku tagay deegaano Waqooyiga gobolka gabiley ah Halkaasi oo ay sidiiran ugu soo dhaweeyay dadwaynaha ku dhaqan deegaanada satiile,ceel bardaale, guriga cad iyo laaca Ayaa guud ahaan bulshada ku dhaqan gobolka gabiley  ugu baaqay in ay Qaataan kaadhka codbixinta ee diwaan galintiisu dhawaan ka bilaabmayso gobolka.

Sidoo kale musharax Maxamed cabdilaahi bookh ayaa dadwaynaha ku dhaqan deegaanada waqooyin uqaybiyay agab iskugu jira bustayaal iyo kuwo laga xidho dhaxanta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version