WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Shirkada Xaaji Muuse Kala Wareegay Dhismaha Xarunta Dawlada Hoose Oo Ay Dhamaystirtay.

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka Degmada tog wajaale  ayaa maanta la wareegay dhismaha dawlada hoose oo ay dhismihiisa hirgalisay shirkada xaaji muuse.

Shirkada xaaji muuse ayaa hirgalisay dhisme casri oo ay yeelan doonto xarunta dawlada hoose ee degmada tog wajaale oo ay hirgaliyeen maamulkii hore ee degmada tog wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version