WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Kadlay Dagaalka ka Socda Itoobiya Iyo Saamaynta Geeska Africa.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa ka hadlay xaalada colaad ee ka taagan dalka itoobiya isagoo sheegay in dalal shisheeye ku jiraan sida masar.

Sidoo gudoomiye saleebaan ayaa sheegay in ay colaada dalka itoobiya saamaynayso geeska Africa oo dhan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version