HARGAYSA(W,N)-Gudida Madaxwaynaha Somaliland Umagacaabay Qaban Qaabada Aaska Marxuum Cumar Carte Qaalib oo kamid Ahaa Siyaasiyiinta Rug cadaaga ah ee Somaliland ayaa ka hadlay qaban qaabada Aaska marxuumka iyo wakhtiga la Aasidoono maalinta bari iyo xabaalaha lagu aasayo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;