WAJAALE NEWS

Ciidamada Dawlada Fadaraalka Itoobiya Oo Weeraray Caasimada Tigreyga Ee Maqale

ADIS ABABA(W,N)-Ciidamada milatariga dawlada fadaraalka itoobiya ayaa la sheegay in ay maanta sitoos ah weeraro culus ugu qaadeen caasimada ismaamula tigreega ee maqale halkaasi oo ay difaac adag kaga jiraan ciidanka tplf iyo shacabka oo isku duubani

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version