HARGAYSA(W,N)- Wasiirkii hore ee Warshadaha somaaliland ee xukuumadii Axmed siilaanyo Shucayb Maxamed Muuse ayaa ka hadlay shirwaynihii xisbiga kulmiye iyo gabi ahaanba golaha dhexe ee xisbiga looga sifeeyay kaadiriintii hore ee xisbiga oo kamid ahaa
Dhanka kale wasiir shucayb ayaa ka hadlay waxa uu isagu ku ahaa golaha dhexe ee xisbiga oo ahayd xilka wasiirnimada balse hada aanu shaqo ku lahayn.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;