HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo wasaarada katirsan ayaa kulan la qaatay wakiilka midowga yurub uqaabilsan somaliland iyo somaliya oo ku sugan magaalada hargaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;