WAJAALE NEWS

Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Xarun Caafimaad Ka Dhagax Dhigay Deegaanka Xuun Shalay Ee Gobolka Gabiley,

GABILEY(W,N)-Wasiirka caafimaadka Somaliland oo ay weheliyaan Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley iyo xubno katirsan maamulka gobolka ayaa deegaanka xuunshalay ee gobolka gabiley ka dhagax dhigay xarun caafimaad.

Waxaana munaasibadan dhagax dgiga ah ka hadlay maayarka magaalada gabiley,dadwaynaha deegaanka iyo wasiirka wasaarada caafimaadka oo isagu bulshada kula dardaarmay in ay ilaashadaan xarumaha loo dhiso dadka deegaanku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version