WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Kufsi Iyo Dil Magaalada Burco Gabadh Loogu Gaystay.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somalilad maxamed kaahin ayaa ka hadlay dil iyo kufsi loo gaystay gabadh reer burco ah isagoo sheegay in aan marnaba la aqbalayn in ka odayaysa sharciga la marin doono eedeysanaha loo hayo dilkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version