WAJAALE NEWS

DAAWO-Siyaasi Qabyo Tire Oo Madaxwayne Biixi Ku Tilmaamay Ciil Qabe Aan Ilaawin Qofka Ay Maalin Isa Seegeen.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Ibraahim Qabyo Tire Wasiirkii hore ee wasaarada qorshaynta xukuumadii axmed siilaanyo kana mid ahaa siyaasiyiintii loo diiday in ay iska sharaxaan xisbiga kulmiye ayaa eedihii ugu cuslaa ujeediyay madaxwayne biixi oo uu sheegay in uu yahay ciil qabe aan ilaawin qofka ay maalin iska seegeen

Sdoo kale siyaasi qabyo tire ayaa soo bandhigay inta siyaasi ee somalilad qiimaha ku lahaa ee maalin ay isa seegeen aanu muuse biixi xataa aaskooda kaga qaybgalin.

Dhanka kale siyaasi qabyo tire ayaa gabay culus ku sifeeyay shakhsiyada madaxwayne bixi iyo abaalaawenimadiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version