HARGAYSA(W,N)-Munasibad balaadhan ayaa habeenkii xalay ahaa magaalada hargaysa loogu qabtay gaar ahaan hoyga dhaqanka duuliyihii diiday in uu duqeeyo maatida hargaysa ee ay amartay taliskii siyaad bare gen axmed dheere 1988
Waxaana munaasibad kasoo qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan boqolaal kamid shacabka magaalada hargaysa halkaasi oo duuliyaha lagu gudoonsiiyay bilad geesi
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;