HARGAYSA(W,N)Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa markii ugu horaysay agabkii ugu tiro badanaa ee loogu talo galay in ay ku fadhiistaan ardayda dugsiyada ku wareejisay wasaarada waxbarashada Somaliland.
Maayarka caasimada hargaysa Cabdiraxmaan maxamuud Caydiid oo ay weheliyaan masuuliyiin kae oo katirsan dawlada hoose ayaa agabkani ku wareejiyay masuuliyinta wasaarada waxbarashada.
Masuuliyiinta waxbarashada iyo maamulaha dugsiga technical school ayaa ka mahad celiyay deeqdan ay dawlada hoose ee caasimada hargaysa ku wareejisay.
Dhanka kale maayarka caasimada ayaa faah faahin ka bixiyay agabkan waxbarasho ee ay diyaarisay dawlada hoose iyo tirada ardayda ay ugu talo galeen,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;