HARGAYSA (W,N) Nafiisa Maxamuud Shirwac oo kamid Aqooynahan Haweenka Somaliland Iyo Bahda Sharciga ayaa maanta shaaciysay in ay Usharaxan tahay xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland Ee doorshada soo socota,
Waxaana munaasibadan kasoo qaybgalay ururada bulshada, asxaabta siyaasada iyo taageerayaal waxaana ugu horay faahfaahin ka bixisay ujeedada ay isku sharaxday Nafiisa Maxamuud Shirwac.
HALKAN K ADAAWO MUUQAALKA WARKAN;