BOORAMA(W,N)-Caaqil Cumar Cismaan Aw Muxumed Aare oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolka awdal ayaa ka hadlay tanaasulkii madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici ee kursiga afraad ee xisbiga kulmiye kaasi oo ay ku hirdamayeen wsiirka ganacsiga balse saylici utanaasulay, isagoo caaqilku soo dhaweeyay geesinimada uu muujiyay madaxwayne kuxigeenku,
Sidoo kale caaqil cumar ayaa fariin udiray wasiirka ganacsiga saajin ee loo tanaasulay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;