HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid cartan oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in dhawaan kulankii ay yeesheen madaxwayne biixi iyo xildhibaanada gobolka awdal ee golaha ka baxay isku afgaran waayeen islamarkaana uu kulnkoodii kusoo dhamaaday natiijo la,aan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;