WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah; Badda Magaalada Berbera Oo Liqday Laba Qof + Magacyadooda.

Berbera(W,N)Alle ha unaxariistee Waxay Goor dhawayd ay badda magaalada berbera liqday laba wiil oo dhalinyaro ah kuwaasi oo ka tagay dhinaca magaalada Hargaysa halkaasi ku geeriyooday,

Labada wiil ee dhalinyarada ah ayaa sida ay xaqiijiyeen ciidanku waxaa lagu kala magacaabi Jiray;

1; Marxuum samiir Cali Cabdi

Marxuu Maxamed Cabdiraxmaan Xaashi.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

 

Exit mobile version