Hargaysa(W,N) Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland sacad cali shire ayaa ka hadlay Siyaasad arimaha dibada jsl iIo isbadalka siyasadeed ee ka Socda geeska africa Iyo dalka etoobiya
Sidoo kale wasiir sacad ayaa wax laga waydiiyay su,aalo badan oo ku saabsan icriraaf raadinta somaliland +tagi taanka Muqdisho Iyo jawaabaha uu Ka bixiyay
Halkan ka daawo muuqaalka warkan;