WAJAALE NEWS

Wakiilka Tiawan Ufadhiya Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Iyo Agab Uu Ku Wareejiyay.

HARGAYSA(W,N)- Wakiilka dalka Taiwan ufadhiya somaliland iyo masuuliyiinta wasaarada caafimaadka somaliland ayaa wada yeeshay kulan kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii hor loogu qaadi lahaa wada shaqaynta labada dale e dhinaca caafimaadka.

Sidoo kale wakiilada dalka tiawan ayaa agab caafimaad ku wareejiyay wasaarada caafimaadka somaliland kaasi oo lagaga hor tagi doono xanuunka coronavirus.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version