HARGAYSA(W,N)-HogaanKuxigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle dhexe Cabdicasiis Sheekh Ismaaciil ayaa ka hadlay Xadhiga wiil dhalinyaro ah oo ciidanka booliska ee gobolka gabiley xabsiga utaxaabeen kadib markii fal anshax daro ah kula kacay hablo arday ah kaasi oo uu muuqaal isaga soo duubay isagoo suun ku garaacaya.
Hogaan kuxigeenka ciidanka booliska oo uwaramaya wariye faysal fifa ayaa cadeeyay xadhiga wiil dhalinyarada eek u kacay falkan oo lagu magacaabo Mahad cabdirasaaq cali wakhti xaadirkana u ku xidhan yahay saldhiga magaalada gabiley oo ah halkii uu falku ka dhacay
Sidoo kale Hogaanka kuxigeenka ciidanka booliska jsl oo ayaa sheegay in ciidamada iyagoo ka falceliyay kadibmarkii ay daawadeen muuqaalkan aya qadeen talaabada wiilkan lagu soo xidhay.
HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;