Berbera,(W,N)-Agaasimihii diinta iyo aw-qaafta Somaliland horena u ahaa maareeyihii haamaha shiidaalka magaalada Berbera Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa sharraxaad ka bixiyay sababaha uu isku casilay,waxaana uu ka dhawaajiyay inuu si rasmi ah ugu biiray WADDANI.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka