WAJAALE NEWS

Mudo-Haraad Lagu Taageerayo Maxamuud Xaashi Oo Dhacay Magaalada Oog.

OOG(W,N)-Magaalada oog ee gobolka saar ayaa waxaa galinkii danbe ee maanta ka dhacay isku soo bax balaadhan kaasi oo lagu taageeryay siyaasi maxamuud xaashi oo dhawaan hadlay.

Mudo haraadka ayaa waxaa ka hortgay ciidanka booliska kuwaasi oo xabsiga utaxaabay qaarkamid ah dadkii isku soo baxay.

Maayarka magaalada oog ayaa ka waramay  sida ay wax udhaceen.

 

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/_BgqcUYb9s4

Exit mobile version