WAJAALE NEWS

Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Laashay Qaarkamid Ah Qodobadii Xukuumadu Kusoo Eedaysay Mulkiilaha Astaan Cable.

HARGASYA(W,N)- Maxkamada gobolka maroodi jeex Ayaa laashay qaarkamid qodobadii xeer ilaalintu kusoo eedaysay mulkiilaha Astaan cable Cabdimanaan yuusuf cali kuwaasi ooh ore ay udiideen qareenada udoodayaa

Gudoomiyaha urura suxufiyiinta Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa faah faahin ka bixiyay qodobada ay maxkamadu qaraarka ku laashay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version