WAJAALE NEWS

Siyaasi Geel Jire oo Ka hadlay qodobadii Ka Soo baxay Shirkii Beelaha Garxajis

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye isla markaana ka qeyb galay shirkii beelaha Garxajis ayaa waxaa uu maanta ka Hadley sida uu u arko qodobadii ka soo baxay shirkaasi.

 

Siyaasi Geel Jire ayaa sheegay in qodobadaas uu u arko in ay ahayeen qodobo aad u wanaagsan isla markaana uu isagu shaqsi ahaan soo dhaweynaayo.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version