WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka Oo Bilaabay Tijaabada Diwaangalinta Codbixiyaasha.

BALI GUBADLE(W,N)-Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo ay Weheliyaan Masuuliyiin Ka Kala Socday Sedex Xisbi Qaran ayaa magaalooyinka Bali gubadle iyo Oodwayne ka bilaabay Tijaabada Diwaangalinta Cobixiyayaasha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudoomiyaha Doorashooyinka Oo Oo Diwaangelintii Ka Bilaabay Baligubadle

Exit mobile version