WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Sheegay Inay Ku Guulaysteen Isku Bedelka Shillinka Iyo Lacagaha Qalaad.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland ibraahim baqdaadi  oo k qaybgalay munaasibad ay shaqaalaha baanka ku gudoonsiinayeen shahaado sharaf ayaa sheegay in ay ku guulaysteen iskubadalka shilingka Somaliland iyo lacagaha qalaad

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version