WAJAALE NEWS

Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Muxuuse Ka Yidhi Xaalada Awdal Iyo Celintii Ugaaska!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada somaliland daahir riyaale kaahin ayaa la layeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay arinta saami qaybsiga ,sida ay ku suurtoobi karto doorashada dalka ka dhacda

Sidoo kale madaxwayne riyaale ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay talaabadii xkuumada somaliland dib dalka ugaga celisay ugaaska guud ee beelaha samaroon.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version