HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani oo maanta warbaahinta la hadal ayaa sheegay in ay dacwaynayaa shirkada ay xukuumadu dhawaan shaacisay in ay haamaha shidaalka berbera ku wareejinayso
Sidoo kale xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada ganacsiga
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;