WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirk Saajin Oo Ka Hadlay Tartanka Xisbiga Kulmiye Ee Udhexeeya Isaga Iyo Saylici +Eedaha Uu Ujeediyay,

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsiga somaliland saajin  ayaa markii uhoreeyay ka hadlay tartan ka gudoomiye kuxigeenka afraad ee xisbiga kulmiye oo udhexeeya isaga iyo madaxwayne kuxigeenka jsl

Sidoo kale wasiir saajin ayaa faah faahiyay dadaal isku soo dhawayn ah oo laga isaga iyo saylici oo burburay isagoo eedo culus ujeediyay madaxwayne kuxigeenka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version