XARSHIN(W,N)- Suldaanka Guud Ee Beesha Nuux Ismaaciil ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa lagu caleemo saaray Degmada Xarshin gaar ahaa Deegaanka faarax liibaan,
Sidoo kale waxaa isla goobtan lagu caleemo saaray jiif caaqil beesha nuux ismaaciil ee somalida itoobiya.
Munaasibada caleemo saarka suldaanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay madaxdhaqameed ka kala socotay deegaanada ismaamulka itoobiya iyo somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;