|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaanka Beesha Nuux Ismaaciil Oo Lagu Caleemo Saaray Degmada Xarshin Ee DDS.
September 7, 2020 - Written by Editor:XARSHIN(W,N)- Suldaanka Guud Ee Beesha Nuux Ismaaciil ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa lagu caleemo saaray Degmada Xarshin gaar ahaa Deegaanka faarax liibaan, Sidoo kale waxaa isla goobtan lagu caleemo saaray jiif caaqil beesha nuux ismaaciil ee somalida itoobiya. Munaasibada caleemo saarka suldaanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay madaxdhaqameed ka kala socotay deegaanada ismaamulka itoobiya iyo somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN; Related posts:DAAWO: Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Digniin U Diray Cidkasta Oo Isku Dayda In Ay Kaadhkeeda Iibiso Waxgarad Iyo Odayaasha Beesha Ay Kasoo Jeedo Gabadh Dhawaan Nin Sarkaal Ahi Jidh Dil Ugaystay Oo Sh... DAAWO ; M.Siilaanyo Oo Shan Sano Ka Hor Balanqaaday Ansixinta Gobolnimada Gabiley Maxaase Ka Hirgal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|