BOORAMA(W,N)- Jiif Caaqil Barkhad Cilmi Xirsi (Lacag doon) Oo kamid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal ayaa raali galin ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay ugaaska guud ee beelaha samaroon oo sheegay in dhulkoodii ay haystaan snm.
Caaqil barkhad ayaa hadal ugaaska ku tilmaamay mid aan waxba ka jirin islamarkaana raali galin kasiiyay shacabka somaliland iyo madaxwaynahaba
Sidoo Kale jiif Caaqil Barkhad ayaa sheegay in reer awdal somaliland madaxwayne kasoo noqdeen islamarkaana ay somaliland reer awdal soo aas aaseen
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;