DAAWO; Jiif Caaqil Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Ugaas Cabdirashiid. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Jiif Caaqil Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Ugaas Cabdirashiid.
September 2, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Jiif Caaqil  Barkhad  Cilmi  Xirsi (Lacag doon) Oo kamid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal ayaa raali galin ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay ugaaska guud ee beelaha samaroon oo sheegay in dhulkoodii ay haystaan snm.

Caaqil barkhad ayaa hadal ugaaska ku tilmaamay mid aan waxba ka jirin islamarkaana raali galin kasiiyay shacabka somaliland iyo madaxwaynahaba

Sidoo Kale jiif Caaqil Barkhad ayaa sheegay in reer awdal somaliland madaxwayne kasoo noqdeen islamarkaana ay somaliland reer awdal soo aas aaseen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS