WAJAALE NEWS

“Xisbiga Kulmiye Waa Qori Isku Dhiib”Siyaasi Cabdicasiis Samaale.

HARGAYSA(W,N)Siyaasi cabdicasiis Maxamed Samaale oo kamid ah hogaanka sare ee xisbi cxaakimka kulmiye ayaa hadalo dar daarana ka jeediyay munaasibad xisbi ku casuumay dhalinyrada xisbiga

Sidoo kale siyaasi samaale ayaa sheegay in xisbi kulmiye yahay qori isku dhiib.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

Exit mobile version