MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha Somaliya, raysalwasaaraha qaarkamid ah madaxdii hore ee somaliya ayaa ka qaybgalay aasqaran oo magaalada muqdisho loogu sameeyay wasiiradii wasaarada haaweenka ahayd xildhibaan katirsan golaha baarlamaanka marxuumad Khadiija maxamed diiriye oo maalintii shalay ku geeriyootay dalka jabuuti saakana maydkeega la keenay magaalada muqdisho oo lagu aasay.