WAJAALE NEWS

Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Qaraar Kasoo Saaray Codsigii Madaxwaynaha Jsl Ugudbiyay Ee Xeerka Doorashooyinka Golaha Wakiilada.

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maxkamada Sare ee dalka u gudbiyey qoraal ku taariikhaysnaa 12/08/2020 oo summadiisu ahayd JSL/XM/MS/100-545/08/2020, kaas oo ujeedadiisu ahayd dacwad dastuuri ah oo ku saabsanayd qodobka 12aad, faqraddiisa 1aad ee Xeerka Doorashada Golaha Wakiilada Xeer Lr.20-2/05 oo uu madaxweynuhu hore ugu gudbiyey Maxkamada Sare.

Habada Maxkamada dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta qaraar ka soo saartay qoraalkii madaxweynuhu u gudbiyey, taasi oo ay ku laashay qodobkii xeerka dorashada golaga wakiilada ku jiray ee hore 2005kii ay ugoaamisay maxkamada sare kaasi oo hada laashay

Qaraar kasoo Baxay Maxkamada Sare Ee Jsl ayaa wuxuu u dhignaa sidan:-

 

 

 

Exit mobile version