HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga wadani barkhad jaamac batuun ayaa mar kale ka hadlay qadiyada ah in jaamacada hargaysa lagu cunsuriyadayn jiray,
Sidoo kale barkhad ayaa soo bandhigay ereyo haybsooc ah oo lagu yidhaa beeshooda .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;