TOG WAJAALE(W,N) Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaada qaranka Daa,uud Axmed Faarax oo ay weheliyaan Maamulkga Degmada Tog Wajaale ayaa kormeer Ujeedadiisu tahay ugur galida habsami usocodka imtixaanka shahaadiga kusoo maray Dugsiyada Degmada Wajaale oo ay ka socdaan imtixaanadii shaadig ahaa .
Gudoomiyaha iyo Maamulka Wajaale ayaa hadalo dardaaran iyo dhiiri galin iskugu jira ujeediyay ardayda ku gudo jiray imtixaanka oo maalintii afaraad ka socda guud ahaan somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;