CEEL AFWAYN(W,N)-Gudida wasiirada iyo xubno kale ah ee xukuumada ka socday islamarkaana deegaanka ceel afwayn mudo ujoogay nabadaynta beelo walaalo ah oo dhowr jeer dirir dhexmartay ayaa soo gabo gabeeyay shaqaaqadii ka dhacay deegaanka fadhi gaab ee gobolka sanaag.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;