WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xisbiyada Mucaaridka Iyo Badi Siyaasiyiinta Somaliland Oo Booqday Badka Buurta Kala Jeexan Oo Qoyska Madaxwayne Biixi Dhulkoodii Xoog Kaga Rareen,

HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta ugu miisaanka culus somaliland oo ay weheliyaan xubnaha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka iyo xisbiyada Ucid iyo Wadani ayaa maanta booqday dhulka buurta kala jeexan ee galbeedka hargaysa oo qoyska madaxwayne biixi boqolaal qoysk ka barakiciyeen dhulkii ay deganaayeen.

Siyaasiyiinta ayaa madaxwyanaha somaliland ugu baaqay in uu dadkan shacabka ah ee danyarta ka daayo tacadiga iyo awooda dawladeed ee uu u adeegsanayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

Exit mobile version