WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shirkada Somtel Oo Xarun Cusub Ka Furatay Xaafada Jig Jiga Yar Ee Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)- Shirkada Isgaadhsiinta Ee Somtel ayaa xafiis Cusub Ka Furatay Xaafada Jig Jiga Yar Gaar ahaan Agagaarka Huteelka Guuleed Ee Magaalada Hargaysa.

Waxaana Ugu Horay Munaasibada xadhig lagaga jarayay xarunta cusub ee shirkada somtel ka hadlay madaxa suuq gayn shirkada somtel Khadar cabdiraxmaan oo faah faahin ka bixiyay ujeedada ay shirkadu xafiiskan ufurtay iyo adeegyada ay bulshadu ka helayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version