HARGAYSA(W,N)Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland ayaa ka jawaabay maamulka muqdisho oo sheegay in ay diyaarado lagula dagaalamayo ayaxa usoo direen Somaliland.
Sidoo kale wasiir muumin ayaa sheegay somaliya in ay caadaysteen isku sawirida waxkasta oo socda
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;